Duqeyn kale oo maalmo gudahood Al-Shabaab lagula beegsaday gobolka Hiiraan

Dayuurad aan duuliye laheyn oo la aaminsan yahay iney leeyihiin ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia ayaa maalmo gudahood duqeyntii labaad Al-shabaab kula beegsatay gobolka Hiiraan. Duqeynta dambe ayaa ka dhacday saldhig kooxda Al-shabaab ku leeyihiin inta u dhaxeysa deegaanada Boq-goosaar iyo Burdhe ee dhaca galbeedka magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan wararka … Continue reading Duqeyn kale oo maalmo gudahood Al-Shabaab lagula beegsaday gobolka Hiiraan